Gaari uu lahaa Taliye ciidan oo la qarxiyay iyo Faah faahino kasoo baxaya (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamusho Puntland ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka dhacay qarax nuuca gaadiidka raaxada hoosta looga soo xiro. Qaraxa ayaa lagu xiray gaari uu lahaa Taliyaha saldhiga bartamaha waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland Cabdiqani Jaamac Axmed (Xabuun), qaraxa ayaana la doonayay in lagu dilo taliyaha. Sida aan wararka ku … Continue reading Gaari uu lahaa Taliye ciidan oo la qarxiyay iyo Faah faahino kasoo baxaya (Daawo Sawirada)